Friday, September 13, 2013

BRUSSELS MASS DEMONSTRATION - BANAANBAX: HASSAN SHEIKH IS THEOCRATIC CLAN FANTIC, NOT A NATIONAL PRESIDENT.






BEEL WEYNTA DIGIL MIRIFLE EE EUROPE AYAA WAXAY WALAALAHOOD SOOMAALIYEED EE XAQA JECEL XUSUUSINAYAAN IN SIDII HOREY LUGU BALAMEY WAXAA LABO MAALIN KA HARTAY WAQTIGII BANAANBAXA LA AADI LAHAA BRUSSELS  16/09/13. QOF WALBA EE SOOMAALIYEED EE XAQA, NADADA IYO HORUMARKA UMADA SOOMAALIYEED JECEL HAKA SOO QAYBGALO BANAANBAXAAS HADUU AWOODO  MAGAALO WALIBANA WAXAY LA XIRIIRI KARTAA GUDOOMIYAHOODA IYO GUDIGA QABAN QAABADA  BANAANBAXA.

All slogans: HASSAN SHEIKH IS THEOCRATIC CLAN FANATIC, NOT A NATIONAL PRESIDENT.

1. New Deal is exclusive

2. EU and Government invited one Clan to attend the meeting

3. NO consultation meeting for New Deal in Baidoa; the Deputy Minister corrupted the process

4. No civil society from Digil Mirifle invited

5. EU& INTERNATIONAL contribution will be used for Private CLAN purpose

 6. EU and other Donors do not fund personal/clan interest...


No comments:

Post a Comment