Baidoanews

Thursday, August 29, 2013

Dhegeyso Malaaq Shiino: GUUL DARO IYO KACDOON ADAG OO SOO FOOD SAARTEY XASSAN SHEEKH (WAR DEG-DEG)

Dhegeyso Malaaq Shiino”Digil&Mirifle kalsoonida way kala laabteen DFS keddib heshiiski ay wada gaareen DFS iyo jubba

August 29th, 2013
Beelaha Digil  iyo Mirifle ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Maanta sheegay in ay kalsoonida kala laabteen Dowladda Federaalka Soomaaliya uguna baaqeen Xildhibaanada  iyo Wasiirada ka soo jeeda Beelahaas in ay 24 saac gudahood ay ku yimaadaan Magaalada Baydhabo iyada oo Arrintan ay timid  keddib marki kulan ballaaran ay ku yeesheen Malaaqyada,Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelahaas Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Afhayeenka Beelaha Digil iyo Mirifle Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kulanka keddib wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kulankoodi maanta ay ku cambaareeyeen Shirkii Shalay ku soo dhamaaday Magaalada Addis Ababa una dhexeeyay DFS iyo maamulka Axmed Madoobe, go’aanadii ka soo baxayna uu ku tilmaamay mid  Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixisay Dhulka Digil iyo Mirifle.

http://horeyn.com/dhegeyso-malaaq-shiinodigilmirifle-kalsoonida-way-kala-laabteen-dfs-keddib-heshiiski-ay-wada-gaareen-dfs-iyo-jubba/

Posted by Editor at 10:55 AM
Email ThisBlogThis!Share to XShare to FacebookShare to Pinterest

No comments:

Post a Comment

Newer Post Older Post Home
Subscribe to: Post Comments (Atom)

Blog Archive

  • ▼  2013 (35)
    • ►  September (4)
    • ▼  August (9)
      • PRESS RELEASE *** THE COUNCIL OF TRADITIONAL ELDER...
      • Dhegeyso Malaaq Shiino: GUUL DARO IYO KACDOON ADAG...
      • (Breaking News): MAJOR DEFEAT TO HASSAN SHEIKH'S G...
      • HASSAN SHEIKH A CLAN-LEADER OR A NATIONAL-LEADER
      • (BREAKING NEWS): All-Hawiye Somali Government New ...
      • DIGIL MIRIFLE REGIONAL ADMINISTRATORS KICKED OUT A...
      • CEYB IYO EEDEYN CAD EE LAGA HELEY WASIIRKA DIFAACA...
      • WHY THESE POLITICIANS ARE SELL OUT AND DISGRACE TO...
      • GROWING DISATISFACTION AND CORRUPTION PROBE AGAINS...
    • ►  June (3)
    • ►  May (19)
  • ►  2012 (1)
    • ►  August (1)
Picture Window theme. Powered by Blogger.